Aqalka Sare oo wufuud dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii Sadexaad

Wufuud ka socota Golaha aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u kala dhoofay magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo ee dowlad Goboleedyada Koonfur galbeed iyo Jubbaland si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Ujeedka Safarka wufuudan ayaana ah xog ururrin dhab ah iyo xal waara … Continue reading Aqalka Sare oo wufuud dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii Sadexaad